Uncategorized

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Nairobi uga qayb galay shirka hoggaamiyaasha Afrika iyo madaxda Bankiga...

0
Nairobi: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shirweynaha hoggaamiyeyaasha Afrika iyo Madaxda Bangiga Horumarinta Qaaradda Afrika ayaa...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo golaha shacabka horgeeyay Hindise sharciyeedka Ilaalinta Iyo Taakulaynta Barakacayaasha

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya XFS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta horgeeyey Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...

Ciidanka Xoogga dalka oo soo badbaadiyey dad rayid ah oo roobku ku go’doomiyey xaafadaha...

0
Baydhabo: Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qaybta 60-aad ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayaa gurmad u sameeyey bulshada rayidka ah ee ay saameeyeen...

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan dowladda Malaysiya

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan Malaysiya mudane Ruzaimi Maxamad...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS : Khawaarijta waxay maraayaan heer maalin walba dhexdooda diriraan oo ay...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in khawaariijta la gaarsiiyay jab xooggan, isagoo tilmaamay in kummanaan ay soo qaadeen lagu khaarajiyay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM AXMED NAAJI

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska, ehellada iyo bahda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goor dhowed gaaray Jawhar

0
Jawhar(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Jowhar , iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay Barnaamujka Caddaallada iyo Asluubta

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shahaado sharaf guddoonsiiyay Wiil Suuriyaan ah

0
-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ,Xamse Cabdi Barre ayaa shahaada sharaf guddoonsiiyay Cali Saahir oo ah Wiil yar oo kasoo jeeda dalka Suuriya, kaas oo wacdaro...

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose

0
Ciidanka xoogga Dalka iyo Darawishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameyeen degaanada Buula madeey iyo alamgaab oo katrisan jubbada Hoose waxa ay ku burburiyay...