Waxaa Magaalada Accra ee dalka Ghana lagu soo gabo gabeeyay Shirka agaasimayaasha Furdooyinka Afrika...
Shirkan oo ahaa meertadii 8-aad ee agaasimayaasha Furdooyinka Afrika ayaa looga hadlay fududeynta Ganacsiga, wada shaqeynta Furdooyinka Afrika iyo hannaanka maareynta gaadiidka Transit-ka ku...
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kulan la qaatay madaxa UNDP ee Somaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta la kulmay madaxa UNDP ee Somaaliya Mr. Lionel Laurens.
Labada masuul ayaa ka wada hadlay...
Wasiir Maareeye ”Waxaan Qudaar iyo 10-kun oo Dollar soo gaarsiinay dadkii ku dhaawacmey weerarkii...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareey) oo kormeer ku tagay isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) oo ay yalaan qaar kamid ah...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qeybta Galmudug oo gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan ayaa gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, isagoo halkaas u tegay xalinta...
Guddiga horumarinta adeegga bulshada ee BJFS oo kulan su’aalo weydiin ah la qaatay guddiga...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa Villa Hargeysa kulan su’aalo weydiin ah kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga Qaranka...
Dab khasaare hantiyadeed geystay oo ka kacay suuqa wayn ee Jowhar
Dab xoggan oo geystay khasaaro hantiyeed ayaa saakay hore ka kacay suuq wayn ee magaala Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Maamulka magaalada Jowhar oo kaashanaya...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ku guuleysatay shahaadooyin caalami ah
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa ku guuleysatay saddex shahaado oo caalami ah oo uu bixiyo ururka caalamiga ah ee ISO.
Munaasabad lagu soo bandhigay seddexda shahaado...
Wasiirka Amniga XFS oo tababar usoo xiray cutubyo ka mid ah ciidanka Booliska
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa tababar usoo xirey qaar ka mid ah ciidanka Boliiska gaarka ah ee...
Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya.
Hindisahan oo gacan tag ahaa ayaa waxaa ogolaatay 138-Xildhibaan,...
Xukuumadda FS oo Nus Milyan doollar ugu deeqday ehelada dadkii ku waxyeelloobay weerarkii ay...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa $ 500,000 ugu deeqay ehelada dadkii ku waxyeelloobay weerarkii ay dhowaan khawaarijtu ka geysatay Xeebta Liido, kadib kulan...










