Siyaasadda

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka

0
Raโ€iisul wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirweynaha Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay laascanood

0
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa xalay Magaalada laascanood kulan soo dhaweyn ah waxa uu igu sameeyay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka โ€œ15-ka bishaan waxaa loo dareeri doonaa goobaha diiwaangelinta codbixiyaasha.โ€

0
Gudoomiyaha Gudiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan ,oo ka hadlayay xafladda daah-furka ololaha qaran ee diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha ayaa sheegay...

Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Starlink guddoonsiisay rukhsadda adeegga internetka

0
Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta guddoonsiisay Shirkadda Starlink rukhsadda isgaarsiineed oo ay kaga howlgeleyso dalka. Munaasabadda guddoonsiinta oo ka dhacday caasimadda waxaa ka soo...

Laascaanood oo si weyn looga dareemayo soo dhowaynta Raโ€iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya

0
Qaban qaabadda soo dhowaynta Raโ€iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wasiiro,xildhibaano iyo wufuud kala duwan oo ka socota...

12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka (warbixin)

0
Umad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin ย munaasabado iyo xaflado qiimo gal ah ย oo lagu soo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga iyo qoysaskooda

0
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka...