Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlay xoojiyo xiriirka labada dowladood
Belgrade-(Wargeyska Dalka)–Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Belgrade ee wadanka...
Laamaha ammaanka oo gubay Daroogo gaaraysa 250 kartoon
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in maanta fagaare lagu gubay 250 kartoon oo Daroogo...
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray amniga, bilicda iyo adeegyada bulshada
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta guddoomiyay shirka mas’uuliyiinta degmooyinka, kaas oo diiradda lagu saaray...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran Tacliinta sare
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Dr Axmed Ibraahim Nageeye, Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran ee...
Ciidanka XDS iyo AFRICOM oo duqayn ka fuliyay waqooyi-bari Kismaayo
Kismaayo-(Wargeyska Dalka)- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada AFRICOM ayaa howlgal cirka ah ka fuliyay deegaan hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada...
Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
Ugu yaraan 1,000 qof ayaa ku dhintay buuraha fog ee Marra ee galbeedka Sudan, kadib markii maalmahan ay ka da’ayeen roobab mahiigaan ah,sida ay...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo furay kulanka banbaxa guddiga joogtada ah
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furay kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada...
Saraakiil Ciidan oo ka Socda Dowladda Masar oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho – Xoghayaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Sareeye Guuto Maxamed Goodax Barre, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda...
Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
Ugu yaraan 600 oo qof ayaa dhintay, 1,500 oo kalena way ku dhaawacmeen kadib dhulgariir xoogan oo ku dhuftay bariga Dalka Afgaanistaan oo ku...
Guddoomiyaha SODMA oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Qatar Xafiiskeeda...










