Siyaasadda

Wasiir dowlaha wasaaradda beeraha XFS oo shir uga qayb galay Masar

0
Qaahira(Wargeyska Dalka):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Mudane: Asad Abdirasaq Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar kaga qayb...

Wasiirka maaliyadda oo shirar muhiim ah uga qayb galay Washingtom DC

0
Washington(Wargeyska Dalka):-Iyada oo uu gabo-gabo ku dhaw yahay Shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah...

Duqa Muqdisho oo maanta furay waddooyin xirnaa muddo dheer

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta furay waddooyinka laga galo Airport-ka Muqdisho, kuwaas oo muddo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Raila Odinga

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Omolo Odinga. Madaxweynaha ayaa boggiisa X...

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Wasiirrada Qorshaynta iyo Maaliyadda ee Afrika

0
Washington D.C.-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Qorshaynta,...

Duqa Muqdisho oo casha sharaf u sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Waqooyi Bari

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Xalay casho sharaf ku maamuusay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka sameeyay Shabeellada hoose

0
Marka-(Wargeyska Dalka)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururrada 144-aad iyo 145-aad ee Guutada 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlay musiibadii 14-kii Oktoobar

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in ay xusuustooda ku weyn tahay weerarkii 14-ka Oktoobar ee 2017...