Shacabka Muqdisho oo soo dhoweeyey qaybinta kaarka codbixinta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa si weyn u soo dhaweeyey in ay markii u horaysay helaan kaarkooda codbixinta kaasoo ay ku dooran...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dib u dayactirka iyo dhismaha 18 xarumo caafimaad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ah si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dayactirka iyo...
Muqdisho oo saaka laga bilaabay qaybinta kaarka codbixiyeyaasha
Muqdisho(Wargeyska dalka):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa saaka magaalada Muqdisho ka bilaabay qaybinta kaarka codbixiyaha muwaadiniinta Soomaaliyeed. Guddida ayaa saaka subaxnimadii...
ššš¬š¢š¢š«š¤š ššššššš„šššš šØšØ š¤š®š„šš§ š„š š²ššš¬š”šš² ššš¬š¢š¢š«rššš ššš¬šš®š®š«š¤š šš ššØš°š„šš ššØššØš„šššš²ššš
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirrada Dastuurka Dowlad...
Dekedda Muqdisho oo uu ka socdo mashruuca dhismaha casriga ah
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay injineerrada fulinaya mashruuca dhismaha casriga ah ee laga...
Wasiir Al-caddaala oo qaabilay Xoghayaha Fulinta ee Guddiga Af-Sawaaxiliga Bariga Afrika
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ku-simaha Wasiirka, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Wasiir Xoosh oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee beelihii dhawaan ku dagaallamay Wanlaweyn
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa kulamo gaar ah la qaatay dhaqanka iyo siyaasiyiinta...
Guddoomiyeyaasha labada Aqal oo kulan la qaatay guddoonka Guddiga La-socodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi,...
Billowga Ololaha Doorashooyinka ee Gobolka Banaadir: Talaabo Taariikhi ah oo lagu xoojinayo Maamulka hoose
Faallo ;Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u billaabay ololaha doorashooyinka deegaanka, iyadoo la diyaarinayo doorashooyinka golayaasha deegaanka ee lagu wado in la qabto...
Ururka Cadaaladda iyo Wadajirka oo Guddoomiye Muungaab u doortay musharraxooda Gobolka Banaadir
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si heer sare ah u qabtay munaasabad ballaaran oo lagu hawlgelinayay Hawlwadeennada Ololaha Doorashada Golaha Deegaanka...










