Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay 55 Milyan oo dollar ku caawineyso Soomaaliya
Xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska, James Cleverly ayaa sheegay in dalkiisa uu sanadkan bixinayo in ka badan $55 million dollar oo gargaar ah, si dadka...
Dowladda Soomaaliya oo dib usoo celisay muwaaddinad ku xirnayd dalka Kuwait+Sawirro
Safaaradda JFS ee Kuwait oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSF, Taliska Guud ee Booliska JFS iyo Xafiiska Xeer Ilaaliayaha guud ee Qaranka ayaa ku...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga+Sawirro
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga, Mudane Mustafa Sentop, iyagoo...
Wasiirka Maaliyadda oo magaalada Washington DC uga qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee hay’adda IMF...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu toddobaadkaan ka furmayo...
Duqan Muqdisho oo xafiiskiisa kula kulmay danjiraha Ethiopia e Soomaaliya+Sawirro
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha dowladda Ethiopia...
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo sheegay in ay soo saarayaan Qamandi ku filan
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga Deegaanka Tulli Guuleed oo ah dhul Beereed laga beero Qamandiga, Tulli Guuleed ayaa...
Wasiirka Amniga oo warbixino ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga iyo Booliiska
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Odawaa Yuusuf...
Waare” Nabad-diidka waqtigooda waa dhammaaday,”.
Madaxweynihii hore maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi gaar ah siiyay SONNA, ayaa ka warbixiyay howlgalada ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab ee ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay Horumarinta iyo Xasilinta Amniga Caasimada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan weyne looga hadlaayay Dowrka Bulshada ee ka qaadan...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
Kulanka ayaa xoogga lagu saaray dadaallada dib u xorreynta ee dalka kasocda, ka jawaabista abaaraha, u gargaaridda deegaannada la xoreeyey, baahinta maamullada iyo adeegyada...










