Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Booqday Warshadaha Soo Saara Qalabka Ciidamada Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee ku sugan dalka Unganda ayaa booqday deegaanka Nakasongola oo ay ku...
Howgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda gobolka Hiiraan
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab, ka wado degaanno ka tirsan Gobalka Hiiraan, ayaa cagta mariyay goobahii ay kaga dhuumaleeysanayeen...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay maamulka Isbitaalka Guud ee gobolka Galgaduud
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowlad gobaleedka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, ayaa ka qayb galey munaasabadan oo wasaraddu ay kula wareegeysay shaqada isbitaalka guud ee...
Ruushka oo Reer Galbeedka ugu digay inay Ukraine ka huriyaan Dagaal sababa Nukliyeer
Xukuumadda Moscow, ayaa sheegay in Dagaalka kala dhaxeeya Ukraine uusan sabab u noqon Karin in Ruushka uu isticmaalo Hubka halista ah ee Nukliyeerka, balse...
Ciidamada Turkiga oo soo badbaadiyey koox tahriibeyaal ah
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay koox tahriibayaal oo ku sugnaa badda Aegean ka dib markii ay si sharci darro ah ugu riixeen...
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland iyo Madaxda Ururada Siyaasadda Puntland.
Kulanka...
Jubbaland oo guddi u magacowday qaban qaabada aaska meydka Alle ha u naxariistee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qaban qaabada aaska Alle ha u naxariistee Wasiirkii...
Guddoomiyihii degmada Marka oo Qarax lagu dilay
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ruux naftiisa halige ah ayaa goordhow isku qarxiyey masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dad shacab ah,...
Turkiga oo ku dhawaaqay hawlgallo milatari oo ay ka fulin doonaan waqooyiga Suuriya
Afhayeenka madaxtooyada Turkiga Ibrahim Kalin, ayaa xaqiijiyay maanta oo Arbaco ah, in ay suurtagal tahay in howlgalka milatari dalkiisa uu ka fuliyo waqooyiga Suuriya,...
Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Wafdi ka Socda UN-ka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay hogaaminaysay...










