Siyaasadda

Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka...

0
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga...

SAAXIIBADA BEESHA CAALAMKA WAXAY KU BAAQAYAAN IN ISXAKAMAYN IYO WADAHADAL IYO IN DIB DIIRADDA...

0
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamku* waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda. Waxaan madaxda...

Madaxweyne Farmaajo oo xalay kulan la qaatay maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha ammaanka gobolka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Guddoomiyeyaasha...

Shir ku saabsan qabyo qoraalka xeerka xuquuqda caruurta oo ka furmay Magaalada Dhuusmareeb

0
Shirakan oo ujeedkiisu yahay in lagu lafa guro qabyo qoraalka xeerka xuquuqda caruurta ayaa inta uu socdo diiradda lagu saari doonaa diyaarinta qorshahe Istiraatijiyadeed...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Dowaladda Talyaaniga kala hadlay iska kaashiga labada dal ee...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Rome oo uu safar shaqo ku joogo waxa uu Heshiis Is-afgarad...

La-taliyeyaasha madaxweynaha Ruushka iyo Mareykanka oo wada hadal khadka taleefanka ah yeeshay

0
La-taliyaha arrimaha dibadda ee madaxweynaha Ruushka Yury Ushakov iyo la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa ka wada hadlay soo jeedintii dhawaan Ruushka...

Ra’iisulwasaare Rooble oo ku wajahan dalka Jabuuti

0
Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Jabuuti. Safarka Ra’iisulwasaaraha dalka ayuu ujeedkiisu...

Wax ka ogow safarka dhaxal sugaha Sacuudiga uu ku tagay Qatar

0
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa safar ku tagay dalka Qatar markii ugu horeysay tan iyo markii la qaaday xayiraaddii Dooxa la saaray...

Ra’iisul Wasaarihii Burkiina Faaso oo xilkii laga qaaday

0
Madaxweynaha Burkiina Faaso Roch Marc Christian Kabore ayaa shaqada ka ceyriyay ra’iisul wasaarihii dalkaaasi, iyadoo ay sii kordhayaan qalalaaso dhanka amniga ah oo ay...