Siyaasadda

RW Rooble oo xubinnimadii ka xayuubiyey xubno ka tirsanaa FEIT soona saaray awaamir ku...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu bogaadinayaa dadaalka Guddiga FEIT iyo guddoonkooda iyo xoghayeyaasha guud ee labada...

Howlgal Amni xaqiijiin ah ayaa ka socda Albaabka Marina Gate ee laga galo garoonka...

0
Ciidamada Ammaanka ayaa baacsanaya laba dhallinyara ah oo isku soo dhexqariyay shaqaalaha muruqmaalka ah ee ka xoogsada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,kuwaas...

Wasiir Beyle oo Washington shirar kula yeeshay Madaxda Sare ee IMF iyo Bangiga Adduunka.

0
Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo booqasho shaqo u jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa shirar muhiim ah la...

Putin oo qorsheynaya inuu ka qeybgalo shir madaxeedka G20

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa doonaya inuu ka qaybgalo shir madaxeedka G20 oo ay martigelinayso Indonesia dabayaaqada sanadkan, sida uu sheegay safiirka Ruushka u...

Ruushka oo ku hanjabay adeegsiga Hubka Nukliyeerka

0
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Ruushka ay Duqeeymo ba’an ay ka geeysteen magaalada Mariupol ee dalka Ukraine, kadib go'doomin ay maalmo ku hayeen. Madaxweynaha Ukraine...

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Beledweyne

0
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan waxaa maanta oo arbaco ah lagu wadaa in lagu qabto doorshada laba kursi oo kamid ah kuraasta xildhibanada...

Kulan kusaabsan arrimaha dib u heshiisiinta oo Dhuusamareeb lagu qabtay

0
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta u ah maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu soo gabogabeeyey kulan wada tashi ah oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha...

Caruur ku geeriyootay duqeyn ay geysteen ciidamada Ruushka

0
Saddex caruur ah iyo laba qof oo kale ayaa ku geeriyooday kadib duqayn ciimada Ruushku ka geysteen magaalada Chernihiv ee dalka Ukraine Shan mayd oo...

M.Qoor-qoor oo ka qeybgalay xaflad loo dhigay xildhibaannadii lagu doortay Galmudug

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabd Kaariye (Qoor-qoor) ayaa hadal dardaaran u badnaa ujeediyey xildhibaannadii dhowaan lagu doortay galmudug, isagoo faray inay muujiyaan isku...

QM oo xaqiijisay dhimashada 227 qof oo rayid ah oo ku dhintay Dagaalka Ruushku...

0
Ugu yaraan 227 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay 525 kalena waa ay ku dhaawacmeen tan iyo markii uu bilowday dagaalka Ruushka ee...