Dalal iyo Ururro Caalami ah oo si Adag uga Soo Horjeestay Aqoonsiga Israa’iil ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dalal iyo ururro caalami ah ayaa si isku mid ah u muujiyay diidmo adag oo ka dhan ah aqoonsiga Israa’iil ee maamulka Somaliland,...
Dowladda Ciraaq oo si adag u cambaareysay xadgudubka ay Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Ciraaq ayaa si adag u cambaareysay aqoonsiga ay Israa’iil u sameeyay waxa ay ugu yeertay “Dhulka Soomaaliland,” iyadoo tallaabadan ku tilmaantay xadgudub...
Jordan oo Sheegtay in Israa”iil xudgudub ku samaysay madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Jordan oo Sheegtay in Israa’iil ay Xadgudub ku Samaysay Madaxbannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada...
IGAD oo si weyn u difaacday Midnimada iyo Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Jabuuti(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Urur-Goboleedka IGAD oo goor dhowed soo saaray bayaan ayaa si weyn ugu garab istaagay gobanimada iyo jiritaanka midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,warmurtiyeedka ayaa...
Natiijada Doorashadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir oo Maanta lagu Dhawaaqayo
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta ku dhawaaqi doona Natiijada Doorshadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ee qabsoomtay Maalintii Khamiista 25-kii Disaamber.
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka...
Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo ku Dhawaaqay Trada Codbixiyeyaasha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxa Berri oo Khamiis ah 25-ka bisha Disembar 2025 Magaalada Muqdisho looga dareerayaa Doorasho ay Dadweynaha Gobolka Banaadir ku soo Dooranayaan Metelayaashooda Goleyaasha...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Heegan Geliyey adeegyada Deg Degga ee Caafimaadka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ee Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas oo ku jira heegan...
Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo Ururrada Siyaasadda Guddoonsiiyey Shahaadooyinka Musharaxiinta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Ururrada Siyaasadda Gudoonsiiyey Shahaadooyinka Murashaxiinta u tartamaya Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir.
Shahaadooyinka la Guddoonsiiyey Ururrada ayaa...
Muqdisho oo Beri looga Dareerayo Codbixinta Doorashada Goleyaasha Deegaanka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxa Beri oo Khamiis ah 25-ka Bisha Diseember 2025 Magaalada Muqdisho looga dareerayaa Doorasho ay Dadweynaha Gobolka Banaadir ku soo Dooranayaan Metelayaashooda Goleyaasha...
Xildhibaada labada Aqal ee BJFS oo ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka ee Sanadka 2026-ka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada labada Aqal ee BaarlamaankaJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa Ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee Sanadka 2026 ka, taasoo gaareysa...










