Turky :Dad badan oo loo xiray qarax ka dhacay Istanbul
Booliska Turkiga ayaa xiray 22 qof oo lagu eedeynaayo in ay lug ku leeyihiin qaraxii ka dhacay bartamaha Istanbul ee dhaliyay ugu yaraan dhimashada...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruse) ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS oo kormeeray Dhulka Xarunta xogta Qaranka
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kormeeray Dhulka loogu talagalay in laga dhiso Xarunta xogta Qaranka (National Data Center) oo...
Maamulka iyo waxgaradka degmada Baxdo oo qaaday tallaabo dhiiri-gelineysa dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Maamulka degmada Baxdo iyo Odayaasha dhaqanka ayaa deeq isugu jirta labo neef oo geel ah iyo raashiin ku wareejiyay saraakiisha hoggaamineysa ciidamada dib u...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirka isbedelka cimilada iyo sugnaanta cunnada
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga adduunka oo looga hadlayay...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo booqday xarunta isgaarsiinta ee Jabuuti.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta booqday...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan la qaatay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo wasiiru dowlaha mudane Ilyaas Ali Hassan ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan...
Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degaanno badan oo katirsan Gobolka Galgaduud
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Khawaarijta Al Shabaab kala wareegay deeggaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo 15 sanno ka badan...
Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ka sameeyay Xaafadaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay
Ciidanka Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howgal qorsheysan oo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyey xaafadaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka...
Ilhaan Cumar oo markii saddexaad ku guulaysatay doorashada Congress-ka Mareykanka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ilhan Cumar ayaa markii saddexaad loo doortay kuriga degmada shanaad ee gobolka Minnesota ee Congress-ka Mareykanka, kadib markii ay ka adkaatay Cicely Davis...










