Dhulgariir ku dhuftay qeybo kamid ah dalka Indonesia
Hey’adda Geophysics-ka Indonesia, ayaa sheegtay in dhulgariir cabirkiisu dhan yahay 7 Darajo uu ku dhuftay maanta oo Arbaca ah gobolka Sulawesi ee Waqooyiga dalka...
Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Maalintii labaad Baydhaba ka socda
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa Maalintii labaad ka soconaya shirka dib u heshiisiinta oo u dhexeeyey madaxda Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo...
Mareykan iyo Britain oo Hub aad u culus u ballan qaaday Ukraine
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken, ayaa sheegay Talaadadii in uu kala hadlay xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain xaaladda Ukraine iyo taageerada la siinayo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Yemen “SAWIRRO “
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta Caasimadda Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Jaaliyadaha ee dalka...
Ra’iisul wasaarihii hore dalka oo bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga...
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Eng Maxamed Xuseen Rooble ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xorreeyeen degmooyinka Xarardheere,Galcad iyo Ceeldheer.
“Waxaan...
Wasiirka Ganacsiga oo maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee...
Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Cabdirashiid Xaji Cabdi, ayaa maanta hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka...
Madaxweyne Shariif oo bogaadiyay dardarta uu ku socdo dagaalka lagula jira khawaarijta
Madaxweynihii hore ee JFS , Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay halganka Khawaarijta looga xoreeyay degmooyinka Ceel-dheer, Galcad iyo Xarardheere ee gobollada Mudug iyo...
Ciidanka Xoogga ayaa dilay 21 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab
21 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Xawaadleey ee gobalka Shabeellaha dhexe.
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa jabiyay maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ee soo...
Khawaarijta oo Seddex Magaalo muhiim ah lagala wareegay(WARBIXIN)
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xoreeynta degaanka ayaa si buuxda u la wareegay gacan ku heynta Magaalooyinka Galcad iyo Ceeldheer oo...
Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo tababar u furay saraakiil ka tirsan...
Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha u furay ciidan iyo saraakiil ka tirsan qeybta 43-aad.
Taliyaha oo...










