Madaxweyne Shariif oo bogaadiyay dardarta uu ku socdo dagaalka lagula jira khawaarijta
Madaxweynihii hore ee JFS , Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay halganka Khawaarijta looga xoreeyay degmooyinka Ceel-dheer, Galcad iyo Xarardheere ee gobollada Mudug iyo...
Ciidanka Xoogga ayaa dilay 21 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab
21 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Xawaadleey ee gobalka Shabeellaha dhexe.
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa jabiyay maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ee soo...
Khawaarijta oo Seddex Magaalo muhiim ah lagala wareegay(WARBIXIN)
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xoreeynta degaanka ayaa si buuxda u la wareegay gacan ku heynta Magaalooyinka Galcad iyo Ceeldheer oo...
Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo tababar u furay saraakiil ka tirsan...
Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha u furay ciidan iyo saraakiil ka tirsan qeybta 43-aad.
Taliyaha oo...
Shir ku saabsan hannaanka deyn cafinta Soomaaliya oo ka furmay Nairobi
Magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya waxaa shir looga hadlayo arrimaha maaliyadda, hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo dhammeystirka sharuudaha Barnaamijka deynta cafinta Somaaliya uga furmay...
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in ay xoojinayaan dagaalka lagu ciribtirayo Argagixisada
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo uu weheliyo wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta gaaray degmada Wasil ee gobolka Mudug.
Wafdiga...
Ciidanka DF oo gacanta ku dhigay Horjooge ka tirsan Khaawrijta
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa xooggaga kacdoonka dadweynaha ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Baraag Sheekh Caamir ee gobolka Galgaduud.
Sidoo kale, ciidamada ayaa gacanta...
Kulan looga hadlayay ciribtirka Khawaarijta oo lagu qabtay Hobyo
Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha maamulka Galmudug Cumar Guureeye ayaa maanta degmada Hobyo kulan kula qaatay saraakiisha hoggaamineysa ciidamo xalay gaaray degmada Hobyo, kuwaas oo qeyb...
Diyaarad sidday 72 ruux oo ku burburtay bartamaha Nepal
Diyaarad ay saarnaayeen 72 qof ayaa ku burburtay meel u dhow garoon diyaaradeed oo ku yaalla bartamaha dalka Nepal, waxaana la helay meydadka 40...
Wasiirka waxbarashada Hirshabeelle oo kormeeray deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sarre ee maamulka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee wasaaradda Amiin Mukhtaar Axmed iyo xubno...










