Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS, Lisa Filipetto, oo booqasho...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo Tababar u furay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta wasaaraddaha...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daah furay siminaar ay Wasaaradda qabaneyso oo la...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray xarumaha Hoggaanada Isgaarsiinta iyo Saadka ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Saaka Kormeeray Hoggaanada Kala ah Isgaarsiinta Howlaha iyo Hoggaanka Saadka ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kuwaas...
Diyaarad dagaal oo ku burburtay dalka Masar
Dowladda Masar gaar ahaan Taliska Ciiddanka Cirka ee dalka Masar ayaa sheegay inay burburtay Diyaarad dagaal oo nooca Tababarka ah kadib markii sida la...
Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo shir uga qeyb galay Magaalada Daarusalaam ee...
Wafdigan ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qarnka Soomaaliyeed oo uu Hoggaaminayey La-taliye Sare Dr. Ismail Jimale Alasow ayaa shir heerkiisu sareeyo uga qeyb galay...
Jordan oo martigelinaysa wada-hadallo nabadeed oo dhexmara Israa’iil iyo Falastiin
Dowladda Jordan ayaa lagu wadaa in ay martigeliso kulan u dhaxeeya mas’uuliyiinta ugu sareysa Israa’iil iyo Falastiiniyiinta, si loo hakiyo rabshadaha dhimashada badan ee...
Howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobollada dalka oo khwaarijta looga dilay 144 dhagarqabe
Hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobollada Mudug, Shabeellada dhexe, Shabeellada hoose iyo Hiiraan ayaa kooxaha khawaariijta looga dilay in ka badan 144.
Ciidanka XDS ayaa...
Dalalka Shiinaha iyo Japan oo maanta kulmaya
Kulan maanta oo Arbaca ah dhexmaraya dalalka Shiinaha iyo Japan, ayaa looga hadlayaa arrimaha amniga labada dal, kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee...
Xuska maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Baydhabo
Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Iyo Arrimaha Garsoorka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Xasan Cabdulqaadir Maxamed oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka ee Ciidanka Xooga,...
Doorka warbaahinta qaranka ee gurmadka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye
Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan oo ay ugu horayso Wakaaladda Wararka ee SONNA,Telefishinka Qaranka, Radio Muqdisho iyo Wargeyska dalka ayaa door weyn ka...










