๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ wasiiradda ๐ผ๐ผ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐๐ต๐ฎ๐ ๐ธ๐๐น๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐๐ป
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda.
Golaha ayaa...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Qatar ee Soomaaliya Mudane Dr.Abdollah bin salem Alnuaimi
Guddoomiyaha iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray Shirka dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya
Madaxweynaha jamuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirka dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoo daddaal dheeri ah ku bixiyey...
Wasiir dowlaha Amniga XFS oo uu wehliyo taliyaha ciidanka Booliiska ayaa xariga ka jaray...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga XFS, Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo ku-xigeenadiisa ayaa ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayay Saldhigga Cusub ee Degmada waabari...
Maxaa ka fulay balanqaadkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee ciribtirka Khawaariijta
12kii bishii May,2022. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Dr. Xasan Sheekh Maxamuud inta uusan ku guuleysan kursiga madaxweyne, maalinkaa wuxuu weydiistay Baarlamaanka in ay codkooda siiyaan,...
Guddoomiye Madaale oo dhagax dhigay dhismaha Buundo ay isaga gudbi doonaan dadweynaha ku nool...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo Buundo ay isaga gudbi doonan...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga gobolka Banaadir oo shirguddoomiyey kulanka degmooyinka gobolka Banaadir
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa shir guddoomiyay kulanka degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlay dardargalinta...
Pakistaan:Pervez Musharaf oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta
Madaxweynihii hore ee Dalka Pakistan Pervez Musharaf ayaa la sheegay in uu ku dhintay Cisbitaal ku yaalla magaalada Dubai, ka dib markii uu xanuunsanaa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Suudaan
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay...
War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya
Magaalada Baydhabo waxaa lagu soo geba gabeeyey shirkii dib u heshiisiinta ee maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah, waxayna dhinacyadii shirkaas ka...










