Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay ahmiyadda heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa golaha Wasiirrada XFS uga mahad celiyay ansixinta heshiis taariikhi ah oo dowladda Soomaaliya ay la gashay...
Soomaaliya oo heshay taageero ku aadan Xubinimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka
Soomaaliya ayaa heshay taageero ku aadan in loo magacaabay xubinta kursiga aan joogtada aheyn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,kaas oo mudadiisu noqon doonto...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha dalka
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay dowladda Turkiga.
Shirka Golaha wasiirada oo uu...
Taliyaha CXDS oo booqday Kulliyadaha tababarka Ciidamada dalka Qatar
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee XDS General Maxamuud Sheekh Xasan (Dable baylood) ayaa...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane...
Maraykanka oo diiddan qaraar cusub oo la xiriira xabbad joojin laga sameeyo Gaza
Mareykanka ayaa wacad ku mamray in uu diidi doono qaraar cusub oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku dalbanayaan xabbaal-joojin bini’aadannimo oo degdeg...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐰𝐞𝐲𝐭
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato iyo Maalgashadeyaal u dhashay wadanka Kuweyt kuwaas oo...
Wasiir Daa’uud Aweys” Ethiopia waxaa ay gashay qalad weyn oo taageero u noqon kara...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane,Daa’uud Aweys Jamac ayaa sheegay in xadgudubka Itoobiya ee badda Soomaaliya uu yahay mid tageero u noqonayo argagixsada,saameyna...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac oo hadal ka jeediyay Kulan madaxeedka 37aad ee Midowga Afrika ayaa u jeediyay xubnaha Ururka Midowga...
Agaasime Cabdiqadir Cali Dige “Cawaaqib Xumo ayaa ka dhalan doonta Damaca Gurracan ee ay...
Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay iskudaygii Ciidanka Ethiopia ay Madaxweynaha iyo wafdigiisa uga hor istaageen inuu galo xarunta Shirka Midowga Afrika.
Agaasimaha Xafiiska...










