Siyaasadda

Jubbaland oo shaaciyey Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada lix kursi

0
Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goor dhow guddiga hergalinta doorashooyinka heer Federaal u soo gudbiyay Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha ururada bulshada ee...

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ka wada hadlay adkaynta xiriirka labada dal

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa Xalay khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda...

Boris Johnson oo soo wajahday fadeexad uu xilka ku weyn karo

0
Ra'iisul Wasaaraha Britain ayaa culeyskii ugu xoogaanaa ee siyaasdiisa kala kulmaya fadeexadda ka dhalatay inuu jabiyay shuruucdii xayiraada COVID-19 kadib markii uu ka qeyb...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Imaaraadka

0
Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Imaaraadka Carabta. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa...

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug oo tababar loo soo xiray

0
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa tababar ugu soo xiray degmada Caabudwaaq boqolaal Ciidan Cusub ah oo ka tirsan Daraawiishta...

UK oo hub siineysa Ukraine

0
Wasiirka difaaca ee dalka Ingiriiska, Ben Wallace ayaa sheegay in dowladdiisu ay billowday inay Ukraine siiso hubka lidka taangiyada si ay isu difaacdo. Taageerada Millateri...

Ciidamada Suudaan oo toogasho ku dilay dad dibadbax dhigaayey

0
Ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan ayaa toogasho ku dilay 7 qof, tiro kalena dhaawacay kadib markii ay rasaas nool-nool u adeegsadeen dibed baxayaal si...

Jubbaland oo shaacisay doorashada 13 kursi ee golaha shacabka JFS

0
Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyay doorashada 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee degaan doorashadoodu tahay dowlada Goboleedka Jubbaland. Kuraasta...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo la kulmay taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin Cali. Wasiirka...