Siyaasadda

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku gaaray Qatar

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray Caasimadda dalka Qatar...

Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Indonesia u qaabilsan dalkeenna

0
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Mudane Abshir Cumar Huruuse, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Indonesia u qaabilsan dalkeenna Danjire Dr....

Maamulka degmada Baladweyne oo ka hadlay fatahaadda webiga shabeelle

0
Guddoomiyaha degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Cumar Cismaan Calasoow ayaa sheegay in xalay uu webiga Shabeelle ku fatahay qeybo ka mid ah afarta...

Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka cimillada

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada XFS Marwo, Khadiijo Maxamed Makhsoumi oo howlo shaqo u joogta dalka Masar ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda Masar...

Ciidamada Israa’iil oo saaka duqeeyay Gaza

0
Ciidamada Israa’iil ayaa saaka duqeyn oo xooggan ku qaaday Marinka Gaza, halkaas oo ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan. AFP, ayaa sheegtay in weeraradan ay...

Webiga Shabelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah magaalada Baladweyne

0
Webiga Shabelle, ayaa xalay ku fatahay xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Wabiga oo mara bartamaha magaalada ayaa ku fatahay Xaafadaha...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay xaaladda Laas caanood

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in arrimaha ka taagan Laascaanood iyo Boorame aysan u baahnayn colaad iyo dhibaato hor leh...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo abaalmarinno guddoonsiiyay muwaaddiniin ka qeyb qaatay xasillinta Caasimadda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Mudan Saalax Axmed Jamaac iyo xubno ka tirsan...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Kusimaha Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobe...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Kusimaha Wakiilka Gaarka...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo soo saaray Awaamir lagu go’doominayo goobaha Khawaarijtu joogto Koofurta Beledweyne.

0
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go’aano ka dhan ah gaadiidka ka shaqeeya deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabeelle ee u...