Siyaasadda

Ajaaniib si sharci darro ah uga kalluumeysanaysay dalkeenna oo maxkamad la soo taagay

0
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad la horgeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan oo kalluun ah...

Safiirka Midowga Yurub ee Suudaan oo lagu weeraray Khartuum

0
Safiirka Midowga Yurub u fadhiya dalka Suudaan, Aidan O’Hara, ayaa lagu weeraray gurigiisa oo ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Khartuum, halkaas oo ay ku...

Guddoomiyaha gobalka Banaadir iyo Taliyaha Booliiska oo kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Wasiiru-dowlaha qorsheynta oo booqday xarunta hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka

0
Wasiiru-dwlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa Booqday xarunta dhexe ee hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee...

Dagaallo xooggan oo Maalintii labaad ka socda Dalka Suudaan

0
Waxaa Maalintii labaad dagaallo xoogan oo u dhaxeeya laba garab oo ka kala socda ciidamada Dalka Suudaan ayaa ka socda Magaalada Khartuum iyo deegaanno...

Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay xubano katirsan khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga dalka iyo xooggaga xoreynta deegaanka ayaa saaka weerar culus ku qaaday Fariisimo Kooxaha Khawaarijtu ku lahaayeen tuulada Habar Gacalo oo hoos tagta...

Horjoogeyaasha Khawaarijta oo isku Khilaafay inay difaacdaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, (Warbixin).

0
Ciidamadda xoogga iyo kuwa degaanka kadib gulufka dagaal ay ku qaadeen khawaarijta waxa ay suurta galisay in khawaarijta laga saaro degaanno iyo tuulooyin badan...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda dalalk Iskaashiga Geeska Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan magaalada Washington ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda dalalka Iskaashiga Geeska...

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay Deegaanno ka tirsan gobolka Baay

0
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa saaka Khawaarijta kala wareegay Deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Baay. Wariyaha Warbaahinta Qaranka ugu soo warrama  Gobolka Baay Siraaji...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dadka Soomaaliyeedba ugu duceeyay in Alle uu ka dulqaado dhammaan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta boqolaal kun oo Muslimiin ah la gutay Cumrada ayaa waxa uu dalka...