Madaxweyne Xasan Sheekh oo goob fagaare ah kaga jawaabay Su’aalaha Muwaadiniinta Soomaaliyeed “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu soo weydiinayeen su’aalahooda la...
Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay 60 ka tirsanaa Khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorshaysan ku dilay 60 ka tirsan Khawaarijta ka dib howlgal qorsheysan oo saaka ka dhacay deegaanka Cali-qaboobe oo qiyaastii...
Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Soomaliland oo la kulmay Safiirka midowga Yurub
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kullan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub...
Qaramada Midoobay oo ka digtay dagalada Suudan ee galay todobaadkii 3-aad
Dagaalada ka socda gudaha Dalka Sudaan ayaa galay todobaadkii saddexaad, iyadoo dhinacyada isku haya dalkaasi ay weli wadaan dagaallo xoogan ,oo meesha ka saaray...
Safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan oo xaqiijisay tirada Soomaalida ku bara baxday dagaalada ka...
Safiir kuxigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradooda gaarayso...
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023
1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo...
Duqa Muqdisho oo digniin u diray dadka ka ganacsada maandooriyaha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Saldhiga Degmada Yaaqshiid ku kormeeray howlgal ay Ciidanka Boliiska kusoo bandhigeen...
Muwaaddiniintii ugu horreeyay oo laga soo daadgureyay Suudaan
Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kusoo...
Aqalka Cad oo xaqiijiyay in Biden uu ka qeyb galidoona shirka G7 ee Hiroshima
Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ka qeybgali doono shirka G7 ee 19-ka ilaa...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo Safar shaqo ku tagay Hindiya
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Cali Xaaji Aadan, oo Safar shaqo ku gaaray dalka Hindiya ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Gandhi Airport...










