Siyaasadda

Howlgal lagu beegsaday Khawaarijta oo laga fuliyey degmada Jilib

0
Ciidanka Qalabka sida oo kaashanaya saaxiibbada caalamiga ah ayaa weerar ka fuliyay magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe, halkaasi oo xarun u aheyd Khawaarijta...

Wasaaradda dhallinyarada oo qabatay tartan loogu talo galay dhallinyarada maqalka la’

0
Wasaaradda dhallinyarda iyo Isboortiska Soomaaliya ayaa qabatay tartankan, kaas oo ay ka qayb galeen 8 kooxood oo isugu jiro cayaartooy, macallimiin iyo maamulayaal isboorti...

Qaramada Midoobay: kala bar dadka Suudaan waxay u baahan yihiin gargaar bini’aadannimo

0
Agaasimaha Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirka Arrimaha Bani’aadannimada ayaa maanta oo Arbaca ah, sheegay in ilaa 25 milyan oo qof, oo ka dhigan in...

Waxqabadka dowladda Soomaaliya

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magaalada Dooxa kulan kula yeelanaya Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Dowladda Qatar oo mashaariic hor leh ka fulineysa Soomaaliya

0
Agaasimaha mashaariicda dowladda Qatar ee dalka Soomaaliya, Abuubakar Bashiir ayaa sheegay in la dhammaystiri doono dhowaan heshiisyo ku saabsan Ganacsiga , maalgashiga iyo siyaasadda...

Mid kamid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya

0
Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah  ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda kalluumeysiga, taas oo keentay...

Maamulka gobolka Banaadir oo sagootiyay duqa magaalada Bolnas ee dalka Sweden

0
Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah xalay u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Duqa Magaalada Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aden Cadaani, kaas...

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku soo dhigay dad ka ganacsanayay maandooriye

0
Qeybaha kala duwan ee Ciidanka ammaanka gobolka Banaadir ayaa howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa waxay ku soo qabteen...

Horjoogayaashii Khawaarijta Al-shabaab oo Ceelbuur oo isaga baxay (Warbixin).

0
Wararka ay warbaahinta qaranka ka helayso deegaanno ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in horjoogayaashii waa weynaa ee maleeshiyada kooxda Khawaarijta...

Wasiirka Baatroolka XFS oo shir uga qayb galay dalka Ingiriiska

0
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa maanta uga qeyb galay Magaalada London...