Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo racfaan ka qaatay xukunnadii dhawaan ay ridday Maxkamadda gobolka...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunnadii dhawaan ay ridday Maxkamadda gobolka Banaadir.
Qoraal kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyah Guud ayaa...
Ciidanka Nabad-sugidda ee Gedo ka howlgala oo gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsan Khawaarijta
Ciidamada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaada Degmada Luuq ku soo qabtey dhagar...
Wasiir Biixi” Labadii bilood ee la soo dhaafay DF waxay ku guuleysatay in ay...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay ku guuleyteen in dakhliga Dowladda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug...
Soomaaliya; Maxaa sababay madaxweynaha 10aad iyo baarlamaanka 11aad?
Soomaaliya waxaa 15kii bishii lasoo dhaafay ee Maay 2022 lagusoo gabagabeeyay doorasho waqti dheer qaadatay, waxaana ugu dambayntii ay yeelatay baarlamaanka 11aad oo doortay...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF
New York(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, Agaasimaha...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare JFS oo furay Imtixaan loo gelayo garsoorka dalka
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta furay imtixaan garsooreyaal iyo xeer ilaaliyenimo oo loo qaadanayo maxkamadda gobolka iyo xafiiska...
Wasiirka Caafimaadka oo New York kaga qayb galay kulan looga hadlayay nafaqo-darrada
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam oo ka qeybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobay ee ka...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada
Wasiirka amniga ee XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha dalka Sacuudiga, Amiir...
Shabaabka oo shartooda dhexmariya Dumarka (WARBIXIN)
Beryahaan waxaa soo badanayay Dumar badan oo ka soo dhex muuqday Maxkamadaha Dalka, kuwaasi oo loo heysto eedeeymo la xariira la shaqeynta Kooxda Khawarijta...










