Siyaasadda

Ciidamada Suudaan: Xabbad joojinta nagama hor istaagayso inaan u jawaabno maleeshiyaadka RSF

0
Sida ay sheegayaan wararka, dagaallo xooggan ayaa dib ugu bilowday Caasimadda Suudaan, xilli dhawaan Ciidamada qalabka sida ee Suudaan iyo kuwa RSF-ta ay ku...

Cabista Sigaarka & isticmaalka Tubaakada waxaa ka dhasha halis Caafimaad

0
Maanta oo kale 31 Maajo sanad walba waxaa loo asteeyay, maalinta caalamiga ah ee joojinta cabista Sigaarka iyo tubaakada, (WORLD NO TOBACCO DAY) taasoo...

Ra’iisulwasaare Xamse:” Maanta waxaan isugu nimid in aan ganacsiga Soomaliya ku xirno midka Caalamka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi ee la xiriira...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo dhagax dhigay Dekadda Baraawe

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhagax dhigay Dekadda caasimadda...

Ugu yaraan 30 ka mid ah khawaarijta oo lagu dilay Masaggawaay

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa saaka si guul ah u fashiliyay isku day weerar oo ay Khawaarijtu ku soo qaaday...

Sarakiil ka kala tirsan sirdoonka Talyaaniga iyo Israa’iil oo ay Dooni la degtay

0
Afar qof oo ay ku jiraan laba sargaal oo ka tirsan sirdoonka Talyaaniga iyo mid ka tirsan Sirdoonka Israa’iili ah ayaa geeriyooday kadib markii...

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baraawe

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magalada Baraawe ee...

Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee ay Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin)

0
Abaabul xooggan oo ay sameysay Dowladda Soomaaliya, ciidamada Xoogga iyo shacabkaba waxay ku guuleysteen in ay soo gabagabeeyaan wejiga koowaad ee dagaalka lagula jiro...

Dhinacyada isku haya Suudaan oo ku heshiiyay in la kodhiyo xabbad joojintii horay u...

0
Bayaan ay si wadajir ah u soo sareen Sacuudiga iyo Maraykanka ayaa lagu sheegay in dhinacyada ku dagaalamaya Dalka Suudaan ay ku heshiyeen in...

Ciidanka xoogga dalka oo fashiliyay weerar gaadmo ah oo ay damacsanaayeen khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka hortagay malleeshiyaadka khawaarijta oo isku dayay in ay weerar gaadmo ah kusoo qaadaan magaalada Masagawaay ee Gobalka Gal-gaduud,...