Ciidanka xoogga oo howlgal ku dilay horjooge ka tirsanaa khawaarijta
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan saaka aroortii ku dilay madaxii maaliyadda Khawaarijta ee Gobalka Baay Aadan gardhuub iyo Maleyshiyaad uu watay.
Howlgalka oo uu...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Maareeyaha hay’adda aqoonsiga iyo diiwaan gelinta Qaranka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye...
Maxkamadda Ciidanka oo dil ku xukuntay xubin ka tirsanaa khawaarijta
Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiigle, Xamsa Jeylaani Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta.
Xamsa...
Putin oo la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Waqooyi
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Arbaca ah hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ku qaabilay saldhigga Vostochny, oo ah goobta gantaallada hawada...
DF iyo Galmudug oo adeegyada bulshada ka hir gelinaya deegaannadii laga saaray khawaarijta
Wasiiru dowlaha Wasaaradda caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax Fiidoow ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyey xaaladda deegaannada laga xoreeyay cadowga iyo howlgallada socda.
Mudane, Fiidoow ayaa sheegay...
Dhaawac ka dhashay miino ay khawaarijtu ku qariyeen Ceelka Ceel-garas
Miino ay Khawaarijta ku qariyeen ceelkii ugu waynaa magaalada Ceel-garas ee gobalka Galgaduud ayaa waxaa ku dhaawacmay qof ka mid ah dadka deegaanka oo...
20-katirsan khawaarijta oo saakay lagu dilay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa aroornimadii hore ee saakay ka hor tagay weerar qar iska tuurnimo ah oo ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qaadeen degmada...
Kacdoon cusub oo ka dhan ah Khawaarijta oo looga dhawaaqay gobolka Hiiraan.
Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan waxaa markale ka billaawday kacdoonka dagaal ka dhan ah khawaarijta oo looga saarayo degaannada ay kaga dhuumaaleysanayaan Galbeedka gobolka...
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Faderaalka Soomaaliya.
Wasiiradan...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay madal (Twitter space) ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka...










