Siyaasadda

Ra’iisul wasaare Rooble oo bogaadiyay guddigii loo xil-saaray doorashada kuraasta laba aqal ee Somaliland

0
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa si weyn u bogaadiayay guddigii u xil-saarnaa doorashada xildhibaannada labada Aqal ee BFS ku matala Soomaaliland, ka...

Doorashada 5 Xildhibaan oo 3 ka mid ah lagu doortay Kismaayo

0
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa si habsami leh uga socota doorashada Shan kursi oo ka mid ah...

QM oo cambaareysay dhaqdhaqaaqyada uu Ruushka ka wado bariga Yukurayn

0
Kulan deg deg ah oo ay yeesheen golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu cambaareeyay xiisadda sii xumaaneysa ee Ukraine, kadib markii ay xukuumadda...

Kismaayo oo maanta lagu dooranayo Shan ka mid ah kuraasta BFS

0
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa maanta qabanaya doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da Xildhibaan ee deegaan...

Samareeb oo saddex xildhibaan lagu doortay

0
Waxaa goordhow magaalada samareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu soo gabagabeeyay doorashada saddex xildhibaan oo maamulka dowlad goboleedka Galmudug ku matali doona Baarlamanka 11-aad...

Israa’iil oo duqeysay koofurta caasimadda Dimishiq

0
Ciidamada Yuhuuda ayaa dhowr gantaal oo dhulka laga hago ku tuuray koonfurta Dimishiq ee caasimadda Suuriya, kuwaasoo lala beegsaday goobo muhiim ah halkaasi ku...

Mahad Salaad oo mar kale ka mid noqonaya Golaha Shacabka

0
Mahad Maxamed Salaad ayaa saaka mar kale loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP147 isagoo heley 101 cod ka dib markii ay tanaasushay murashaxii ka...

Galmudug iyo Muqdisho oo maanta lagu dooranayo toban xildhibaan

0
Waxaa maanta oo Khamiis ah ka billowday magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb doorashada qaar ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa...

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo horey u dilay muwaan...

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo bishii Augost 2019 agagaarka tarabuunka ku toogtay marxuum, Maxamed Cawil...

Qaramada midoobay oo sheegtay inay ka walaacsantahay xiisada Ukaine oo sii kordhaysa

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov iyo wasiirka arrimaha...