Guddoomiyaha golaha shacabka oo sheegay in dowladdu ay ka go’antahay kor u qaadista tacliinta
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in ay dowladdu ka go’an tahay sare...
Taliyaha NISA oo gaaray degmada Maxaas
Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo aay wehliyaan Xildhibaanno iyo siyaasiin ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka...
35 ruux oo u dhintay dab qabsaday dhismo ku yaalla Kuwait
Ugu yaraan 35 qof oo isugu jiray shaqaale iyo dad kale ayaa ku dhintay dab ka kacay dhismo ku yaalla koonfurta degmada Mangaf ee...
Wasiirka amniga XFS oo Muqdisho ka furay shirka ansixinta qorshaha shanta sano ee hay’adda...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta Muqdisho ka furay shirka ansixinta qorshaha shanta sano...
Maamulka gobolka Banaadir iyo Duqa degmada Bollnäs ee dalka Sweden oo ka wada hadlay...
Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’adaha Caalamiga Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Maxamed Xasan Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka...
Kulanka joogtada ah ee Wasiirrada Caddaaladda labada heer oo ka furmay Baydhabo
Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ka furmay kulanka joogtada ah ee wasiirada Caddaaladda labada heer iyo saaxiibada caalamka ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay kulan ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ku taageerayaan wax qabadka dowladda iyo qorshaha...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay munaasabadda daah-furka qiimeynta waxyeellada El-nino
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shir lagu soo bandhigayo warbixin dhammaystiran oo ku saabsan...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA YEESHAY RA’IISUL WASAARAHA NORWAY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Oslo, Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Norway Mr Jones Gahr Støre.
Madaxweynaha ayaa...
Ciidanka xoogga dalka oo gacanta kusoo dhigay xubno la shaqeeya khawaarijta
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo baaxad leh ka fuliyay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelleda dhexe, iyagoo gacanta ku dhigay rag la aaminsan yahay in...










