Siyaasadda

Mileteriga Israa’iil oo Daanta Galbeed ku dilay 11 ruux

0
Ugu yaraan 11 falastiiniyiin ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo militariga Israa’iil ay sii wadaan duullaankii...

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

0
Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka...

UN-ka oo lagu qasbay hakinta gargaarka iyo Israel oo dishay in ka badan 20...

0
Ciidamo ku hubeysan taangiyada Israel ayaa qaramada midoobay ku qasbay in ay hakiyaan howlihii gargaarka ee ay ka wadeen Deir el-Balah oo ku taal...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo maanta furay Mashruuca Dowlad-kaab

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Hon Cali Yusuf Cali – Xoosh ayaa maanta ku daahfuray caasimadda Muqdisho mashruuca Dowlad-Kaab. Kulanka...

Wasaaradda Maaliyadda oo dhaqangelisay dhimista lacagta iskaanka hubiyo badeecadaha kasoo dega Dekadda Muqdisho

0
Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta oo isniin ah dhaqangelisay Hannaanka Khidmad-dhimista ee lagu go’aamiyay Qaraarkii Golaha Wasiirrada kuna saabsanaa in la dhimo 50% lacagta...

Wasiiru dowlaha Caddaaladda :Deegaanadii laga saaray Khawaarijta waxaan ka hirgalinay adeegga garsoorka”

0
Ku simaha Wasiirka Ahna Wasiiru Dowlada Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Muumino Sheekh Cumar,oo ka qeyb galeysay Bandhigga waxaqabadka xukuumadda Dan-qaran ayaa sheegtay in...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: in ka badan 215 goobood oo kala duwan ayaa lagu xoreeyey...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo 22 Agoosto ka qeyb-galay kulan dadweyne oo su’aallo lagaga waydiinayey waxqabadka Xukuumadda  ayaa ka...

Maxkamada Sare Ciidamada oo xukun ku riday Eedaysanayaal loo haystay dilka Guddoomiyihii Mareereey

0
Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kala duwan kasoo saartay kiiska Daadir Cali Cusmaan & Cabdullaahi Cali Cusmaan oo loo heysto dilka...

Horin ka tirsan Banda Musikada Booliska oo tababar loogu soo xiray Akadeemiyada Gen. Kaahiye

0
Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed S/Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif) ayaa tababar usoo xirey horin ka tirsan Banda Musikada Booliska kuwaas oo muddo tababar...

ICPAC: Oktoobar ilaa Disembar 2024, Saadaal Xilliyeedka ee dalalka bariga Geeska Afrika

0
Xarunta Saadaasha iyo Codsiyada Cimilada eeIGAD (ICPAC) ayaa soo saartay saadaal xilliyeedka bilaha Oktoobar ilaa Disembar (OND) ee 2024, waxayna hoosta ka xariiqday inta...