Wasiirka Maaliyadda XFS oo gaaray Paris
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaas oo uu u tagay dhameystirka iyo wada...
Ceeldheer oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka
Tartamayaasha Degmada Ceeldheer ayaa xalay u gudbay wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka,kadib markii ay ka badiyeen tartamayaashii Degmada Howlwadaag.
Tartankaan ayaa ku soo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Dhagax dhigay Xarunta Taliska Ciidanka Dhulka
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka...
Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha oo lagu guuleystay damintiisa.
Dabkii saakay ka kacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu guuleystay damintiisa, kaas oo khasaare nafeed iyo mid hantiyadeedba gaystay sida uu sheegay guddoomiye kuxigeenka amniga...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay saraakiil ka socotay UK
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Saraakiil uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidamada Ingiriiska ee tababarada ka caawiya...
Ray’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray waddo muhiim ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Xoosh ilaa Ex...
Munaasabad lagu soo bandhigay buugga Hadhiwaa ee Qoraa Maxamed Haldoor oo xalay lagu qabtay...
Munaasabad aad loo soo agaasimay laguna soo bandhigayay buugga Hadhiwaa ee uu qoray Maxamed Haldoor ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo...
Dab Xooggan oo ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha
Waxaa saaka Dab xooggan ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan goobo ganacsi oo ku yaalla wadada isku xirta dhismaha shirkadda Somtel iyo...
Wasiirka Ganacsiga XFS oo dalka keenay Calanka bulshada bariga Afrika oo ay Soomaaliya ku...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa waddanka Tanzania ayaa maanta dib...
Shir looga hadlaya wax qabadka Xafiiska hanti dhowrka ee sanadkii tagay oo ka furmay...
Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Avv: Axmed Ciise Guutaale ayaa shir guddoomiyey kulan sanadeedka Bahwadaagta Caalamiga ah ee dhanka horumarka ka taageerta XHGS oo...










