Siyaasadda

Ra”iisul wasaaraha XFS oo magacaabay qaar ka mid ah golaha Wasiiradda XFS

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XFS. Liiska xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ayaa...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XFS. Liiska xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ayaa...

Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo diginin u dirtay maraakiibta iyo shirkadaha ka Kalluumeysta Soomaaliya

0
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa diginin u dirtay dhammaan maraakiibta iyo shirkadaha ka Kalluumeysta biyaha Soomaaliya. Digniintaan ayaa ku...

Tartamayaasha Degmada Dhahar oo u gudbay wareegga 3-aad

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 14- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Dhahar,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka dalka

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federeraalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Agaasimaha Kooxda Iskudhafka ah ee Taageerada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper...

Boqolaal qof oo cudurka duumada ugu dhimatay Itoobiya

0
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa sheegay in 764 qof ay ugu dhinteen cudurka duumada bishii February oo...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

0
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane, Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa Nairobi danjiraha dalka Aljeeriya isla markaana qaabbilsan arrimaha Soomaaliya,...

Tartamayaasha Xamarweyne oo u gudbay wareegga 3-aad

0
Tartankan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood oo ay guushii ku raacday Degmada Xamarweyne,halka kooxdii ku...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay Jubbaland

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,  ayaa maanta Shixnad gargaar ah oo gaaraysa 4,000 oo tan u dirtay dowlad goboleedka Jubbaland, waxana doonidaan...