Siyaasadda

Wasiirka waxbarashada Hirshabeelle oo kormeeray deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta

0
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sarre ee maamulka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee wasaaradda Amiin Mukhtaar Axmed iyo xubno...

Wasiiru dowalaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo shir kaga qeyb galaya Abu Dhabai

0
Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir heerkiisu sarreeyo uga qeyb galaya...

Dil ka dhacay machad ku yaalla Jarmalka

0
Wiil 17 sano jir ah oo looga shakisan yahay in uu Toori ku dilay Macllinkiisa ayaa la qabtay, kaasi oo la sheegay inuu kaligii...

Dowladda Masar oo Soomaaliya siineysa deeq Waxbarasho oo joogto ah

0
Wasiirka Wasaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Farax Sheekh Cabdulqaadir ayaa dowladda Masar uga mahad-celiyey 450 deeq waxbarasho ah oo ay sannad kasta siin...

Madaxweynaha JFS oo daahfuray Shir sanadeedka garsoorka dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shir-sanadeedka Garsoorka Dalka 2023-ka, oo sanadkii shanaad oo xiriir ah ka dhacaya Muqdisho. Shirkan...

Weerar mindi loo addegsaday oo ka dhacay goob tareenada laga raaco oo ku taalla...

0
Ilo-wareedyo ka tirsan Boliska Faransiiska ayaa sheegay in tiro dad ah ay dhaawacyo fudud soo gaareen maanta oo Arbaca ah, kadib markii uu Nin...

Ra’iisulwasaare Xamse oo kulamo layeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar

0
Qaahira:-(Wargeyska dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa sheegay inuu rajeynayo in...

Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka oo markale maanta ka furmaya Muqdisho

0
Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka, iyadoo Qorshuhu yahay in madasha uu daah...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis waxbarasho+Sawirro

0
Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS Mudane, Faarax Sheekh C/qaadir ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista Sayniska...

Ciidamada Badda Maraykanka oo Gacanta ku dhigay Dooni sidday Hub

0
Taliska Dhexe ee Ciiddanka Badda Maraykanka ayaa sheegay inay qabteen Dooni nooca Kalluumeysiga oo lagu soo raray Kumanaan Hubka Fudud ee loo yaqaanno AK47. Bayaanka...