Siyaasadda

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Taalibaan oo sheegtay inay hareereysay gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda

0
Taalibaan ayaa ku dhawaaqaday inay hareereesay gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda, sida uu sheegay hogaamiye sare oo ka tirsan Arbacadii, isagoo ugu...

Qaramada Midoobey oo ka digtay xaalado bini’aadanimo oo wajaha Afghanistan

0
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka reer Afgaanistaan ​​ay soo wajaheyso xaalado dhanka bini’aadanimada ah oo ay sababeen  cunto yari, taasoo ka dhigeysa...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha xafiiska RW oo shir kaga qayb galay Geneva

0
Wafti uu hogaaminayo Wasiiru Dolwalaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Cabdixakiim Xasan Ashkir oo ay ku weheliyaan Agaasimaha Guud Bay’adda ee Xafiiska RW iyo xubno khubaro...

Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka dhan ah Argagixisada ka sameeyay buuraha galgala

0
Ciidanka amniga Puntland ayaa howl-gal lagu sugayo amniga ka sameeyay degaannada kala ah Il , Camayra, Ceel-unkud, muguc iyo Karin-dawaco. Howlgalkan ayaa sidoo kale lagu...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS ayaa dhammaan Hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ku...

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duulaysa saameynta caabuqa  cudurka faafa ee Covid’19 oo hirkiisii sedexaad uu ku faafaayo gudaha Soomaaliya iyo talooyinka...

Taalibaan oo Turkiga ka codsatay inay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul

0
Kooxda Taalibaan ayaa weydiisatay Turkiga kaalmo farsamo si ay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul kadib marka ay baxaan ciidamada shisheeye, laakiin Taalibaan ayaa...

Madaxaweynaha dawlad goboledka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo madaxa hay’ada qaramada midoobey UNFPA Mr....

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa...

Congress-ka oo Biden ku cadaadinaya in suxufiyiin laga soo qaado Afghanistan

0
Xubno ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa Arbacadii ku cadaadiyay Madaxweyne Joe Biden inuu boqolaal qof oo xiriir wada-shaqeyn ah la leh Wakaaladda Warbaahinta Caalamiga...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo bogaadiyay wadatashiyada la xiriira siyaasadda Qaran ee qurbajoogta

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay qaabka uu ku socdo hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro Siyaasadda Qurbajoogta Qaranka...