Siyaasadda

Wasiirka warfaafinta XFS oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweis Jaamac oo uu wehliyo madaxa Hawlgalka ATMIS Danjire Maxamed El-Amine Souef ayaa ka hadlay guulaha...

Erdogan oo booqan doona goobihii uu ka dhacay dhulgariirkii Turkiga

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u safri doona meelaha ugu daran ee ay saameyeen dhibaatooyinka dhulgariirka, ka dib markii uu ku dhawaaqay xaalad...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo madaxda WFP oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane, Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Guddoomiye ku xigeenka hey’adda mudane, Axmed Cabdi Aadan, ayaa kulan la qaatay madaxa Hay’adda...

Tirada dadka ku dhintay dhul-gariirkii ka dhacay Turkiga oo sii korodhey

0
Iyadoo ay sii kordheeysa tirada dadka ku dhintay dhul-gariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, barqanimadii Isniintii la soo dhaafay, ayay sheegayaan shaqaalaha samatabixinta iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Rome

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo...

Ciidanka Booliska oo toogtay Nin la sheegay inuu ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta

0
Ciidanka Booliska qeybta Bari ee gobolka Banaadir ayaa xalay toogtay nin la sheegay inuu ka tirsanaa maleeshiyaadka Argagaxisada Al-Shabaab, kadib markii isaga iyo laba...

𝗚𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮 wasiiradda 𝗼𝗼 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗮 𝘆𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗮𝗮𝗻 𝗰𝗮𝗮𝗱𝗶 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda. Golaha ayaa...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Qatar ee Soomaaliya Mudane Dr.Abdollah bin salem Alnuaimi Guddoomiyaha iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray Shirka dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya

0
Madaxweynaha jamuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirka dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoo daddaal dheeri ah ku bixiyey...

Wasiir dowlaha Amniga XFS oo uu wehliyo taliyaha ciidanka Booliiska ayaa xariga ka jaray...

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga XFS, Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo ku-xigeenadiisa ayaa ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayay Saldhigga Cusub ee Degmada waabari...