Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay hoggaanka rugta ganacsiga iyo warshadaha Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya ahmiyadda uu dalka u leeyahay maalgashiga shisheeye, ayaa saaka kulan miro...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in saraakiil ciidan loo xiray qalad ay sameeyeen awgeed
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in saraakiil ciidan xabsiga loo taxaabay, lana horgeyn doono maxkamadda ciidamada qalabka sida si loogu qaado dabmiyada loo haysto.
“Saacaddaas...
Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane, Maxamed Barre Maxamuud ayaa la kulmay dhiggiisa dalka Kenya, Ababu-Terrah Egh, waxayna ka wada hadleen iskaashi dhex...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dagaal haddii la galo waa la kala bartaa dadka
Madaxweynaha JFS, ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay xilliyada dagaalka in la kala barto dadka, gaar ahaan...
Howl gallo lagu sugayo amniga oo ka dhacay Muqdisho
Ciidamada amaanka ayaa xalay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka sameeyay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida caasimadda.
Qaar ka mid ah waddooyinka Caasimadda, guryaha iyo...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo wax laga wediiyey arrimaha xabsiga dhexe ee Xamar
Guddiga gaarka ah ee u kuur-gelidda arrimaha Xabsiga dhaxe ee Xamar ayaa waxa ay kulan kula qaateen xaruunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeer ku tagay Xafiisyada ku howlan dakhli uruurinta cashuuraha
Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhliga Dowladda, wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo warabaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidamada Qaranka...
Guddoomiye Madaale: Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Khawaarijta iyo in dalkaan laga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada dalka looga xoreynayo khawaarijta ayaa...
Agaasimaha guud ee Warfaafinta oo soo xiray tababar ku saabsan isku xirka Warbaahinta iyo...
Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane, Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar ku saabsan isku...










