Siyaasadda

Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan ka yeelanaya dadkii lagu wax yeeleeyey Masjid Al-aqsa

0
Kulanka Wakiillada Joogtada ah ee Golaha Ururka Jaamacada Carabta ayaa lagu wadaa inuu maanta ka dhaco Xarunta ururka Jaamacada Carabta Magaalada Qaahira...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku baaqay in loo midoobo la dagaallanka Argagixisada

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa aad u cambaareeyay Weerarkii Argagixasada ay ku qaadeen Saldhiga Degmada...

Ciidamada Xoogga dalka oo fuliyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay Al-Shabaab

0
Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka...

Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Jen. Mukhtaar Hussein Afrax ayaa tacsi udiray Ehelkii dadkii ku...

0
Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u-heshiisinta Jen. Mukhtaar Hussein Afrax ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada, Taliksa Ciidanka Booliska iyo guud...

QM oo soo dhoweeysay soo celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey Doorka Dowladda Qatar ay ka qaadatay soo-celinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeyey Dowladaha Soomaaliya...

Madax ka kala socota Dowladaha ku midoobay G7 oo shirk ku yeeshay London

0
Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada loo yaqaano G7 ayaa kulankooda diiradda ku saaray dhaq dhaqaaqa Ruusha uu kawado Ukraine, xaaladaha Iiraan, Shiinaha iyo Bariga Africa Shirkaan...

Golaha Maamulka Kumeel gaarka ah ee Suudaan oo la kulmay Wafdi ka socday...

0
Golahan oo uu horkacayo Jeneral C/Fataax Al- Burhaan oo ah Madaxa Golaha kumeelgaarka ah ee hoggaanka Siyaasadda Suudaan ayaa la kulmay Maanta xubno ka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE ITOOBIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi...

Dalalka Iran iyo Ciraaq oo iska kaashanaya dhanka Tamarta

0
Wasiirka Tamarta Iran Ardakanian ayaa isaga oo ka hadlaya shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen dhigiisa Dalka Ciraaq Hantoush, wuxuu...

Madaxweynaha DGKGS oo kulan la qaatay hay”addaha kala duwan ee garsoorka Koonfur Galbeed

0
Baydhabo 02/may 2021-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad...