Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay Agaasime ku-xigeenka UNDP ee wadamada Carabta
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, mudane Xasan Macallin iyo Agaasime ku-xigeenka UNDP ee wadamada Carabta, Ms. Marina Walter, oo booqasho ku timid dalka ayaa...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo muqdisho ka furay barnaamijka Badmaal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay barnaamijka Badmaal.
Barnaamijkan ayaa diiradda lagu saarayaa taageeridda bulshooyinka xeebaha iyo horumarinta...
Xildhibaanada laga soo doortay gobolka Minnesota oo la kulmay Wasiir Al-Caddaala
Xildhibaannada laga soo doortay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si diirran ugu soo dhoweeyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee...
Howlgal qorsheysan oo lagu dilay 59 khawaarij ah
Muqdisho, October 08, 2024: ilaa iyo 59 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay hawlgalo ay horkacayeen Ciidanka Qalabka Sida oo kaashanaya dadka degaanka iyo...
Ciidanka Danab oo howlgallo baaxad leh ka fuliyay degaanno ka tirsan Galgaduud
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska XDS Danab ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Gariile oo hoostaga degmada Ceel-dheer...
Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa la kulmay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.
Ajendaha kulanka ayaa ahaa la Kulanka Wasaaradda...
Ra’iisul-Wasaare Xamsa oo ka hadlay halka uu marayo shirka wadatashiga Qaran
Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay halka uu marayo shirka wadatashiga Qaran oo maalmahan ka socday Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha oo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Imaaraadka Carabta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay wadanka Isutagga Imaaraadka...
Israel oo duqeymo culus ka geysatay Beirut iyo masaajid ku yaalla Gaza
Ciidamada Israa’iil ayaa duqeeyay masaajid ku yaalla bartamaha Gaza, iyagoo dilay ugu yaraan 21 falastiiniyiin ah,halka la soo weriyay tiro kale oo dhaawacyo ah.
Sidoo...
Wasiirka Difaaca: Guud ahaan ATMIS in kabadan 27 goobood ayaa lagala wareegay
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahiyay qorshaha howlgalka gaba-gabada ah ee ATMIS.
Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka...










