Howl gallo lagu sugayo amniga oo ka dhacay Muqdisho
Ciidamada amaanka ayaa xalay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka sameeyay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida caasimadda.
Qaar ka mid ah waddooyinka Caasimadda, guryaha iyo...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo wax laga wediiyey arrimaha xabsiga dhexe ee Xamar
Guddiga gaarka ah ee u kuur-gelidda arrimaha Xabsiga dhaxe ee Xamar ayaa waxa ay kulan kula qaateen xaruunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeer ku tagay Xafiisyada ku howlan dakhli uruurinta cashuuraha
Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhliga Dowladda, wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo warabaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidamada Qaranka...
Guddoomiye Madaale: Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Khawaarijta iyo in dalkaan laga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada dalka looga xoreynayo khawaarijta ayaa...
Agaasimaha guud ee Warfaafinta oo soo xiray tababar ku saabsan isku xirka Warbaahinta iyo...
Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane, Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar ku saabsan isku...
Madaxweyne Qoor-qoor oo gaaray deegaanno hoos taga Ceelbuur
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane, Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka Gaanshandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa gaaray deegaanno hoostaga degmada Ceelbuur oo...
ATMIS oo ku dhawaaqday in Soomaaliya ay ka saareyso 3,000-askari dhammaadka bisha September
Shir jiraa’id uu taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, Sarreeye Guud Som Okiding ku qabtay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay ka...
Madaxweyne Xasan Sh : Kuwa awoodda Ciidanka la siiyay ee ku takri falay waa...
Madaxweynaha JFS Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la joogo waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa awoodda ciidanka la siiyay ku tagri falay...
Madaxweyne Xasan Sh. Maanta waxa uu nooga baahan yahay hiil:(WARBIXIN)
Hadal heyntii beryahaanba la isla dhex marayay ayuu shalay soo Af jaray Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Dhuusamareeb u jooga hoggaaminta dagaalka...