Taliyaha Ciidanka Boliiska oo kormeeray Ciidan tababar ku qaadanayo Xerada Ciidanka Birmadka ee Boliiska
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xerada Ciidanka Birmadka Boliiska ku kormeeray Ciidamo Tababar uga socdo xeradaa.
Saraakiisha Hogaanka u haysa...
Mareykanka oo 28 Milyan u qorsheeyey wax ka qabashada Arrimaha Bi’niaadinimmo ee Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa sanadkan 28 Milyan u qorshsheysay labo mashruuc oo lagu xoojin doono adkeysiga sugnaanta cuntada Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo shan...
Ciidanka Xoogga oo Howlgal qorsheysan ka sameeyay degaanno hoostaga Degmada Xudur
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad ayaa howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta waxa ay ka sameyeen degaanno hoostaga Degmada xudur...
Khawaarijta Daacish oo jab xooggan lagu gaarsiiyay gobolka Bari
War ka soo baxay Ciidamada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland ee ku sugan deegaanka Dharjaalle ee Gobolka Bari, ayaa lagu sheegay inay saakay fashiliyeen isku...
Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 64’aad Guutada 7aad Qaybta 60’aad & Ciidanka Boliiska ee Degmada Walawayn ayaa Si wadajir ah uga fuliyay...
Wasiirka amniga XFS oo kulan gaar ah la qaatay Dhallinyarada Garbahaarey
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay ku wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka Isbeddelka Cimilada...
Shir Muqdisho uga furmay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka iyo M/gobolleedyada
Ku-simaha wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Amb Ilyaas Sheekh Cumar oo uu weheliyo Wasiir kuxigeenka wasaaradda Mudane Axmed Cabdiraxmaan...
Taliska Ciidanka Dhulka oo wada dardar-gelinta dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Sahal Cabdullahi Cumar oo ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wada dardar-gelinta dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta,...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Xeebta Liido waqti kula qaatay Shacabka Caasimadda
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta Xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis waxa uu waqti kula qaatay Shacabka Muqdisho oo...
Taliyaha Boliiska oo qaabilay Saraakiil soo dhameystay waxbarashada heerka labaad
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Saraakiil kasoo qalin jabiyey waxbarashada heerka labaad (Master Degree) oo...










