Siyaasadda

Shirweynaha Culimada oo Muqdisho ka furmaya

0
Shirweynaha labaad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa inuu maanta ku furmo magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo Midnimada umadda Soomaaliyeed iyo garab istaagga...

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga Gobalka Banaadir oo ka qeybgalay kulan dadweyne

0
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka qeybgalay kulan u dhaxeeyay Maamulka Degmada Shibis iyo Bulshada ku...

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir ku saabsan sare u qaadidda Dakhliga Dowladda hoose

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loogu hadlay sare u qaadidda...

Golaha Shacabka BJFS oo maanta Muqdisho ku yeelanaya kulan aan caadi aheyn

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulan aan caadi ahayn, kulankaas oo uu ka qayb geli doona Guddoomiyaha Baarlamaanka Urur...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo sheegtay in ay korortay tirada dhimashada khawaarijta lagu laayay Jubbaland

0
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Labo X/le Sheekh Abuukar Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay sii korortay tirada dhimashada iyo maxaabiista laga...

Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa saacadihii lasoo dhaafay isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Buula -Mareer ee...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Nairobi kaga qayb galay shir muhiim ah

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka daah-furay shir maqaamkiisu sarreeyo oo lugu falanqeynayay dhammeeystirka iyo...

Dowladda FS oo heshiis hor dhac ah kala dhex dhigtay beelihii ku dagaallamay degmada...

0
Xildhibaan Cabdiqaadir Xuseen Uurdoox oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in heshiis hor dhac ah ay dhex dhigeen beelo walaalo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay shacabka degmada Al-kowsar

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa sheegay in ay mashaariic kala duwan ka hirgelinayaan degmada Al-Koowsar ee gobolka Shabeellada dhexe. Madaxweynaha...

Shacabka Soomaaliyeed oo bogaadiyey xasuuqii khawaarijta loogu geystay Jubbada hoose

0
Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey xasuuqii khawaarijta shalay loogu geystay deegaannada kala ah Buulo Xaaji, Baar Sanguuni iyo Harboole ee gobalka Jubbada hoose. Axmed Macallin...