Siyaasadda

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad

0
Waxaa maalintii labaad galay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ka socda magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo sidii loo heli lahaa Soomaali mid...

Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte

0
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeele iyo kan degmada Buulaburte ayaa  ka qeyb galay bandhig ay sameeyeen iskaashatada Beeralayda degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Iskaashatada ayaa...

Madaxweynaha JFS: Dowladdu waxa ay mas’uul ka tahay ilaalinta jiritaanka dadka iyo dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Muqdisho ka daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka sheegay in qabashada shirkan,...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Maanta hortagay Golaha Aqalka Sare ee BJFS

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisinta Mudane Xildhibaan Cali Yusuf Cali xoosh ayaa  maanta hortagay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS,...

Madaxweynaha JFS ” Daawadeennu waa Diinta Islaamka”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay shirka labaad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in wax walba oo la...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo siyaasadaha iyo hab-raacyada...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Kabtan Axmed Xaaji Cilmi Guure...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Kabtan Axmed Xaaji Cilmi...

Madaxii Maaliyadda Gobolka Mudug ee khawaarijta oo isku soo dhiibay Boliiska Hobyo

0
Madaxii maaliyada Gobolka Mudug ee Argagixisa Cabaas al Amiin xuseen  ayaa goordhow isku dhiibay  booliska  degmada Hobyo oo uu Taliyaha saldhiga  Maxamed Cadceed uu...

Madaxweynaha JFS oo daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo dalka. Shirweynaha Culimada oo ay...

Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay degaanno hoostaga Xarardheere

0
Howlgal qorshaysan oo ay qaadeen ciidanka deeganka ee ka howlgala  degmada Xarardheere ayaa ku guleystay in ay soo burburiyaan fariisime ay Khawaarijtu ku lahaayeen...