Sawirrada

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

0
Madashu waxay iskugu keenaysaa Mas'uuliyiinta Dowladda, Maalgashadayaasha Shiinaha iyo Hoggaamiyeyaasha Ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan Fursadaha ka jira qaybaha sida Kaabayaasha, Ganacsiga,...

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay Madasha isku xirka Ganacsiga Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Maanta si rasmi ah uga furay Magaalada Muqdisho Madasha Isku-xirka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Tababar u soo xiray Saraakiil ka tirsan CXDS

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho Tababar ugu soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

0
Baydhabo (WARGEYSKA DALKA):- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed....

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

0
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA):-Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii doorashadii isku-sidkaneyd ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Dowlad Goboleedka Galmudug, sida uu...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka...

0
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha ugu horreeya ka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo casho sharaf ku maamuusay Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Xalay...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha XFS oo la kulmay Wakiilka cusub ee Hay’adda...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Guuleed Abdijalil, ayaa Maanta Kulan la qaatay...