Sawirrada

MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA

0
Ankara(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u...

Ergeyga gaarka ah ee abaaraha oo daahfuray barnaamijka gurmadka degdegga ah

0
-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga jawaabayo abaaraha dalka ka taagan. Barnaamijka...

Hogaamiyaha Hir-Shabeelle oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu dibada ugu maqnaa. Madaxweynaha waxaa garoonka...

Ciidamada Ukraine oo laga yaabo in ay ka baxaan magaalada Severodonetsk

0
Guddoomiyaha gobolka Lugansk ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay in ciidamada Ukraine laga yaabo inay isaga baxaan magaalada istiraatiijiga ah ee Severodonetsk ee dhacda...

Qaramada Midoobay oo shaacisay tirada dadka ka barakacay Abaaraha kajira Soomaaliya

0
Qoraal uu soo saaray Adam Abdelmoula oo ah xiriiraya hawlaha bini’aadanimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa sheegay in Soomaaliya ay qarka u...

Madaxweynaha Galmudug oo Munaasabad soodhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Cadaado

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi kaariye iyo wafdiga uu hogaaminayay oo kusugan degmada Cadaado ayaa ka qeyb galay Munaasabad soodhaweyn ah oo...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeeray dhismaha xarunta weyn ee golaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kormeer indha indheyn ah ku tagay xarunta weyn ee Baarlamaanka...

Olollaha tallaalka cudurka dabeysha oo Baydhabo ka bilowday

0
Wasaaradda Caafimaadka maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo si rasmi ah uga daah-furtay wareegii saddexaad ee tallaalka Dabeysha (mOPV3). Munaasabadda lagu daahfurayay waxaa ka...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay danjiraha Dowladda Qadar u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Qadar u fadhiya Soomaaliya Danjire...

Ciidamo hab deegaan u abaabulan oo loo diyaarinayay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

0
Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan dadka deegaanka Wasil, kuwaas oo loo...