Wasiirka Arr. Gudaha XFS Oo Kormeeray Xarunta Hay’adda Qaxootiga Qaranka
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta kormeeray xarunta Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, isagoo warbixin la xiriirta xaaladda...
Wasiirka Kalluumaysiga Oo Kulan La Qaatay guddiga Khayraadka Qaranka
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan muhiim ah la qaatay guddiga Khayraadka Qaranka,...
Golaha Aqalka sare oo ka dooday Xeer-hoosaadka golaha
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kalafadhiga labaad...
Shacabka Marka oo soo dhoweeyay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Shacabka ku nool magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose ayaa taageeray holwlgallada ka dhanka khawaarijta ee ka socda dalka .
Qaar ka mid ah...
Wasiirka waxbarashada iyo bahda warbaahinta oo isku raacay horumarinta waxbarashada dalka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda federaalka Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa xalay kulan casho sharaf ah la qaatay madaxda warbaahinta Soomaaliyeed.
Wasiirka...
Ra’iisal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Masar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex cisho...
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo xukuumadda cusub Israa’iil oo ka dhacay Tel Aviv
Kumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka, iyagoo ka ashtakoonaya qorshaha xukuumadda Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo la tilmaamay I uu halis ku...
Guulo wax ku ool ah oo laga gaaray howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta
Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Ganeraal Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta, halka...
Taliyaha xoogga dalka oo la kulmay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay weheliyaan saraakiil ciidan ayaa la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howlgalka...
Dowladda Mali oo xabsiga ka sii daysay tiro kamid ah ciidamada Ivory Coast
Madaxa maamulka ku meel gaadhka ah ee Mali, Korneyl Asimi Guetta, ayaa cafis u fidiyay 49 Askari oo u dhashay Ivory Coast, kuwaas oo...