Wasiirka waxbarashada iyo bahda warbaahinta oo isku raacay horumarinta waxbarashada dalka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda federaalka Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa xalay kulan casho sharaf ah la qaatay madaxda warbaahinta Soomaaliyeed.
Wasiirka...
Ra’iisal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Masar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex cisho...
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo xukuumadda cusub Israa’iil oo ka dhacay Tel Aviv
Kumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka, iyagoo ka ashtakoonaya qorshaha xukuumadda Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo la tilmaamay I uu halis ku...
Guulo wax ku ool ah oo laga gaaray howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta
Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Ganeraal Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta, halka...
Taliyaha xoogga dalka oo la kulmay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay weheliyaan saraakiil ciidan ayaa la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howlgalka...
Dowladda Mali oo xabsiga ka sii daysay tiro kamid ah ciidamada Ivory Coast
Madaxa maamulka ku meel gaadhka ah ee Mali, Korneyl Asimi Guetta, ayaa cafis u fidiyay 49 Askari oo u dhashay Ivory Coast, kuwaas oo...
Ciidamada Xooga Dalka oo howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan Galmudug
Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed Qaybta 21-aad, Guutada 13-aad ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay degaanno hoostaga degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Geesiyaasha Qaranka oo...
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Jamhuuriga oo ku guuleystay Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Koongareeska Mareykanka Kevin McCarthy, ayaa maanta oo Sabti ah ku guuleystay madaxtinimada Aqalka Koongareeska Mareykanka, wareegii 15-aad ee...
Xukuumadda Seoul oo Pyongyang ugu hanjabtay inay hakineyso heshiiskii Military ee u dhaxeeyay labada...
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Yoon Suk-yeo, ayaa sheegay maanta oo Arbaca ah inuu ka fiirsan doono hakinta heshiiskii milatari ee labada dal ay gareen sanadkii...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay dadkii ku shahiiday qaraxii ka dhacay Maxaas.
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska...