๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ ๐๐ฑ ๐๐ก๐ข๐ ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐ฒ ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarun cusub oo weyn oo casri ah, taas oo ay...
GUDDIGA JOOGTADA EE GOLAHA SHACABKA OO YEESHAY KULANKIISA TODOBAADLAHA
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulankiisa todobaadlaha ah, waxaana shir...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha...
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxa uu kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐, ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐ช๐๐ฒ๐๐จ ๐ค๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐
Laascaanood, SONNAย Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐๐๐ง๐จ๐จ๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ ๐๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo...
Laascaanood oo si weyn looga dareemayo soo dhowaynta Raโiisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya
Qaban qaabadda soo dhowaynta Raโiisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Wasiiro,xildhibaano iyo wufuud kala duwan oo ka socota...
Wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay shirka hayโadaha Maaliyadda Dalalka Carabta
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Kuwait City ayaa maanta ka qeyb galay...
Soomaaliya oo ka qaybgalaysa shir-weynaha maareynta deymaha caalamiga ah
Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalaya Shir-weynaha Maareynta Deymaha Caalamiga ah ee Ganacsiga iyo Horumarinta Qaramada...
Xubno ka socda Golaha Warbaahinta oo soo dhaweyn sare loogu sameeyay magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb, Maarso 15, 2025- Xubno ka socda Gowlaha Warbaahinta Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobolleedka Galmudug ayaa xalay halkaas loogu...
Wasiirka Qorsheynta oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
Wasiirka wasaatadda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene), ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Ku-xigeenka...










