Sawirrada

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ayaa ka qeyb galay shir deg deg ah oo isugu...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xalay fiidkii  kaga qeybgalay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, Shirka degdega ee ay...

Xuska toddobaadka xoriyadda oo si rasmi ah u bilowday

0
Waxa si rasmi ah guud ahaan dalka uga bilowday xuska maalmaha toddobaadka xoriyadda iyadoo dabaal degyadii ugu horeeyey shalay lagu qabtay degmooyinka gobolka Banaadir,dabaal...

Wasiirka Difaaca XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qatar

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Dooxa. Waxaa halkaas si...

25 khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Jubbada hoose

0
Ugu yaraan 25 ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay howlgal qorsheysan oo ay ciidanka xoogga dalka iyo...

Wasiir Fiqi oo booqday Kulliyado ciidan oo ku yaal dalka Qatar

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqday Kulliyadda...

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo guddoomiyey shirka heer wasiir ee ReSCo

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aaam, ahna Guddoomiyaha Ururka ReSCo oo ay ku mideysan yihiin 14 dal...

Wasiirka Amniga oo furay kulan looga hadlayo horumarinta booliska

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee dowladda Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Wakiilka Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Lionel Laurens, ayaa maanta...

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka difaaca

0
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Doha ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka...

Wasiirka Ganacsiga oo la kulmay Safiirka Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

0
Ganacsiga XFS Maxamuud Axmed Aadan Geesood ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya, Axmed Bin Maxamed Al-Mawliid oo ka dhacay...

Wasiirka Beeraha XFS oo Daah-furay Xarunta cusub ee Sheybaarka Sumaha Beeraha (SARIS)

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si rasmi ah u daah-furay xarunta cusub ee tijaabooyinka...