SIDEE LOO HORMARIN KARAA BEERAHA SOOMALIYA.
Soomaliya waa Dal uu Alle SWT uu Ku maneystay nicmooyin badan oo uu ugu talagalay umaddiisa in ay Ku munaafacoodaan si ay naftooda iyo...
Guddoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay danjiraha Dowladda Qadar u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Qadar u fadhiya Soomaaliya Danjire...
TARABIYADDA CARUURTU WAA MID WAAJIB KU AH WAALIDKA DHALAY
Markii Ilaahey owlaad ku siiyo wiilal iyo gabdho waxay doonaan ha ahaadaane inta hore ee ee gogosha jiifaan ilaali nadaafadooda iyo dhibaatooyinka gaaraya inta...
WAA MAMNUUC IN LAGU XAD-GUDUBKA SHARAFTA DUMARKA IYO CARUURTA SOOMAALIYEED
WALLEE 888-OTO OTOOY WAA LAGU TABAY?
Waxaan gocanayaa welina aan tabayaa amnigii berisamaadka, sida gaadiidka iyo isgaarsiintu isugu xirneyd, sida jawaab deg deg ah looga...
KU DHAQO KU DHISO DHULKA HOOYO!!!
Ma ogtahay oo ma aaminsan tahay in Allaah Swt, qeyb kuu siiyay dhulka geeska afrika ku yaalla ee la yiraahdo Soomaaliya, haddii aad sidaas...
Abwaan Shube “Maleysan Waagii Aan Indhahayga Ku soo arkay ” MALO-KA-BAX
Barqa-kulul dhexdeed, ayaan gaari ka raacay golaha muritida iyo wacyigelinta—The National Theartre—si aan u gaaro cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Benaadir, halkaas oo aan...
QABYAALADDA WANAAGSAN!
Soomaalida waa bulsho qabali ah, oo ku dhisan hab beeleed, sidoo kale isku soo dhaqi jirtay habkaas beelnimada ah, dhiigga iyo dhacaankana ku kala...
HESHIISKA BULSHADA(العقد الإجتماعي) “UMMADYAHAY HADDAAD EHEL TIHIIN UURKA KA HESHIIYA” —MAXAMED GACAL XAAYOW
Heshiis bulsho, waa in dadku ku heshiiyaan waxa dan u ah oo ay degsadaan xeerar ka la hago, si ay u gaaraan nabad iyo...
WARGEYSKA DALKA OO WAREYSI LA YEESHAY HAY’ADDA MADAXA BANNAAN EE LA DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA...
Wargeyska Dalka ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa wuxuu Wareysi gaar ah la yeeshay Guddoomiye Ku-xigeenkaGuddiga Madaxa bannaan ee la dagaallanka MusuqMaasuqa...
Wax ka ogow safarka dhaxal sugaha Sacuudiga uu ku tagay Qatar
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa safar ku tagay dalka Qatar markii ugu horeysay tan iyo markii la qaaday xayiraaddii Dooxa la saaray...










