QABYAALADDA WANAAGSAN!
Soomaalida waa bulsho qabali ah, oo ku dhisan hab beeleed, sidoo kale isku soo dhaqi jirtay habkaas beelnimada ah, dhiigga iyo dhacaankana ku kala...
HESHIISKA BULSHADA(العقد الإجتماعي) “UMMADYAHAY HADDAAD EHEL TIHIIN UURKA KA HESHIIYA” —MAXAMED GACAL XAAYOW
Heshiis bulsho, waa in dadku ku heshiiyaan waxa dan u ah oo ay degsadaan xeerar ka la hago, si ay u gaaraan nabad iyo...
WARGEYSKA DALKA OO WAREYSI LA YEESHAY HAY’ADDA MADAXA BANNAAN EE LA DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA...
Wargeyska Dalka ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa wuxuu Wareysi gaar ah la yeeshay Guddoomiye Ku-xigeenkaGuddiga Madaxa bannaan ee la dagaallanka MusuqMaasuqa...
Wax ka ogow safarka dhaxal sugaha Sacuudiga uu ku tagay Qatar
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa safar ku tagay dalka Qatar markii ugu horeysay tan iyo markii la qaaday xayiraaddii Dooxa la saaray...
Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 47-aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta oo Soomaali...
WAXA LA GELAYA XILLI ROOBAAD MA JIRAA WAX DIYAAR GAROW AH?
Sida laga wada dheregsan yahay xilli roobaad kasta waxaa dalka ka dhaca qasaarooyin kala duwan oo ay ugu weyn tahay naf go’da, waxaana xasuusannaa...
SINNAAN IYO CADDAALAD BAA SAFKA HORE LAGU TAGAA
Waxaan is weydiiyaa maxaa ka socda dunida maanta aynu joogno, markaan jawaabta aan helay u daadego waa laba uun Qolo ku dhibban siday u...
ISMA HURTOOY MARADA YAYSAN IDINKA DHICIN
Nin adduunyo joogay maxaa aragti kuu laaban, waxaan maqli jiray dal aadan lahayn dareen ku joog waaye, haddana dalweynaha soomaaliyeed miyaa noqday dareen ku...
KU QABATAY IYO QADDAR ALLE WAA LA QAATAA !!!
Adduun waa Adduun, waa ku qabatay iyo qaddar Alle, adduunyada aynu ku noolnahay maalin walba waxaa ka dhaca dhacdooyin kala duwan kuwaasoo isugu jira...
KALA GARO RUN IYO BEEN
Wax walba wax baa ka dambeeya , adduunkana ma jiro wax aan dan laga laheyn oo la sameeyo , sidaa darteeda ogow ma jiro...