Maqaallada

Xorriyad iyo Nabad Waxaa Naga Xiga Xanuun Muddo Kooban ah.

0
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa bishii September ee sanadkaan ansixiyey in la yareeyo ku tiirsanaanta Gaaska Ruushka, waxayna dejiyeen siyaasado iyo qorsheyaal lagu waajahayo arintaan. Ujeedada...

Shalay & Maanta Lacibka C/Xafiid Halyeeyay hibadiisa la joojin waayay markii Jalaafooyin badan loo...

0
Bini'aadam daaye Buuruhu kuma hor istaagi karaan, cunsuriyaduna kuma curyamin karto markuu ku hubaysan yahay hibo hindiseed & hal abuur eebbe kuu hibeeyay, kuma...

WARGEYKA DALKA OO ISNIIN WALBA SOO BAXA KALA DAG LINKIGA HOOSE

0
https://drive.google.com/file/d/1WRW_xH1i8tLhz-SPNszOQQPKGCq6OvdM/view?usp=sharing

“TAARIIKH KOOBAN” HAY’ADDA TAYO-DHOWRKA SOOMALIYEED (SOMALIA BERRU OF STANDARD)

0
Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed waa Hay’ad utaagan hubinta tayada cuntada, Daawada iyo dhamaan badeecadaha Kala duwan ee dalka soo gala, sidoo kale waxa ay hubisaa...

MADXAFKII MIYAA DUMAY?!

0
Labeenta iyo miidda hadalku waa: Godlashada hal-abuurka iyo burqashada suugaanruugga mudhbaxay, fahanka, dhuuxidda, falanqaynta iyo faaqidaadda gunta gabayga, seeska masafada, xuddunta geeraarka, madiixa giishka,...

XUSKA TODOBAADKA NAAS NUUJINTA.

0
1-da Bisha Agoosto sanad kasto waxaa caalamka lagu qabtaa munaasabad lagu xuso muhiimadda Naasnuujinta u leedahay Dhalaanka iyo Hooyada. Munaasabadda ayaa socota muddo toddoba...

JAWIGA XAMAR XIILIGA HABEENKII

0
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, daal iyo dibin-daabyo daran dabadeed, deganaansho ayaa ka jirta, waxaa furan ganacsiga iyo goobaha lagu caweeyo, waxaa jiro neecaaw...

HAB-DHAQANKII RASUULKA (NNKH) MAXAAD KA TAQAAN?

0
  Nabi Maxamad naxariis iyo nabad galiyo tushiisa ha ahaatee, waxaa uu ahaa mid habdhaqankiisu aad u wanaagsanaa, waxaa uu lahaa sifa kasta oo wanaagsan,...

8 TALOOYIN OO KAA CAAWINAYA INAAD GAARTO YOOLALKAAGA

0
  Qof kasta oo inaga mid ah Alle (SWT) waxa uu siiyay afar iyo labaatan saacadood (24hrs) maalintii. si kastaba ha ahaatee balse waxa farqiga...

NIMCO WALIBA NUSQAANTEEDA LEH (ROOBABKA XAGAAGA)

0
  Inkastoo uu barwaaqo Eebbe inagu galadaystay oo inaanu uga mahad celino mooyee aan tabasho  iyo tawaawac toona inaga mudnayn haddana roobka Muqdisho sida joogtada...