Xanuunnada ay Dhaxal siiyeen ayaa sabab u noqday in ay geerri ka door bidaan...
Gumaysiga dadka shacabka ah ay ku hayeen khawaarijta inta aan laga saarin degaanka Aadan yabaal ma ahan waxa hal sheeko lagu soo koobi karo,...
NOLOSHA WAXAY U BAAHAN TAHAY JIHEYN
qof kasta wuxuu leeyahay meel uu ku jiheysan iyo qorshe uu ku taamayo oo haddii qofku yahay mid qorshe la’aan ah wuxuu noqdaa mid...
3-WAXYAABOOD OO LIIBAAN ADDUUN IYO MID AAKHIROBA HORSEEDA
Guud ahaan aadanaha aradka ku dhaqani wuxuu jeclyahay oo had iyo goor ku taamaa barwaaqo ifka ah oo raaxo iyo hodantinimo gun-dhig u u...
Hay’adda maareynta masiibooyinka Qaranka oo gurmad gaarsiisay qoysas dan yar ah
Hay’adda maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa ku dhawaad 300 oo qoys oo dad danyar ah waxay gargaar ugu qeybisay gudaha degmada Diinsoor ee...
XARAGO DIINTA IYO DHAQANKABA KA HOR IMAANEYSA
Diinta islaamka ma diidayso in uu insaanka xarragoodo, kama hor imaanayso in uu aadanaha is qurxiyo, is nadiifiyo oo uu muuqaal iyo aragti soo...
QEYBTII 3-AAD EE QORMADII BARASHADA DHIRTA
Qeybta 2-aad ee qormada waxaynu ka soo hadalnay dhirta dhaadheer ee aan qodaxda lahayn, qeybtanna waxayna ku faaffaahin doonaa kuwa loo yaqaan "geed-gaabka".
1) JALEEFAN:...
MUQDISHO OO AAD LOOGA DAAWADAY KOOBKA ADDUUNKA
magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waa magaalo kulmiso 3ilaa iyo 4- Milyon oo qof oo siyaabo kala duwan ugu nool Caasimada magaalada Muqdisho.
Intabadan dadka...
MAXAA SABABA SHAQO LA’AANTA QEYBTII (2-AAD)
Sidaas awgeed waa muhiim in leys waydiiyo waxa sababa shaqa la'aanta haysata dhallinyarada soomaaliyeed.
qodobada la taaban karo ee sababa shaqo la'anta heysta dhaliyarada.
1. Qorshe...
KA GANACSIGA KHERAADKA BADDA WAA MID FAA’IDO KU JIRTO
Waxaa jira ganacsato soomaaliyeed ooh adda fahmay faa’idooyinka ku jira kheyradka badda , inta aan la gaarin faa’idooyinka waaweyn sida shidaalka iyo dheemanka ayaa...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO-FAAY (QEYBTA 22-AAD)
Hadalka iyo hawsha, wuxuu badin jiray hawsha. Gacantiisa wuu madax bannayn jiray.
Xornimo buuxduu siin jiray. Wuu u fasixi jiray in ay gabadha korkeeda ku...